Hordhac

 Asalamucalykum

Waxaan ahay ISAHAK SAHAL MOHAMED waxan Kamid ahay Dhalinyarta Somaliyeed, Waxan Ku noolahy Somaliland ▪︎

WAXBARASHADA 

Waxan ka so bilaabay Waxaarshada Malcaamd Quraan ku taala Berbera , Kadibna waxaa ku Biiray dugsiga IImaamu-Shaafici  Oo ahaa dugsi hose Dhexe, 7 sano kadib waxaan Usoo gudbay Bursade Secondary School Oo kuyaala Berbera 

Jamacda Gollis University Hargaisa  waxaan ka diyaariyay Information Technology Communication 

Waxan Kale Ka Diyaariyay Intii Aan ku Sugnaa Magaalo Madaxda Dalka Hargaisa 8 Certificate

 Waxan halkan Idiinku So Gudbin Doona  Xaqiiqooyin ku saabsan Dhinac kasta oo nolosha ahWaxan Rajaynyaa inaad Ku xidhanaan Doonto Murti_Side  

MAHDSANID!!!


Comments

Post a Comment