Skip to main content

Posts

Featured

10 arrimood oo cajiib ah oo laga helo soonka:

  Muslimiinta caalamka oo dhan waxay maalmaha soo socda billaabi doonaan soonka bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa waajid diini ah oo laga doonayo qof kastoo qaangaar ah oo caafimaad qaba. Soonka wuxuu jirka ka saaraa maadooyiinka kiimikada ah ee suntan leh ama keena xannuunada qaar, wuxuuna yareeyaa sokorta jidhka iyo dufanka jidhka.  halkan ka akhriso 10 arrimood oo cajiib ah oo laga helo soonka: 1-  Soonka wuxuu jirka ka saaraa maadooyiin sun ah Cuntooyiinka la dubay sida tootiga, keega iyo biizaha eek a mid ah cuntooyiinka fudud, waxaa lagu daraa maadooyiin badan. Maadooyiinkaas waxay mararka qaar noqon karaan wax sun ku noqda jirka. Qaar ka mid ah waxay sababaan sokor ama dufin badan. Inta badan waxa suntan oo kale ah ee jirka ku dhasha waxay dhexgalaan dufanka ama saliidda jirka. Haddaba soonka wuxuu gubaa dufankaas, gaar ahaan marka la soomayo maalmo badan. Taa waxay sababeysaa in suntaas ay ka baxdo jirka. Kelyaha ama beerka iyo xubnaha kale ayaa noqonaya kuwo nadiif ah, sida la

Latest posts

Fikir

Samayso Nolol Cusub

Bedel Hab Fikirkaga

Hordhac